Dhahar oo tiri wixii hore quba - soo dhoweyntii Gen. Cabdullahi
Dhahar: Waxaa soo gaaray maanta Degmada Dhahar Mudane Musharax Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) isagoo ku yimid degmada socdaal uu ku kormeeraayo degmadooyinka gobolka sanaag Dadwayne aad u badan ayaa soo dhoweyey musharaxa iyadoo soo dhowaynta ay ka soo bilaabatay ilaa 40 km dhinaca bari ee magaalada ee ayaa waxaa la dhigay ciidan gaaraya 500 dhamaan wadooyinka Alxamdulah iyo Sheerbi ilaa iyo Degmada Dhahar.
|