Casha Sharaf loo sameeyey Musharrax Gen. Ilkajiir oo ka Dhacday Hotel Panorama
Bosaaso:08/12/2008
- (Dhahar Online) Waxaa Xaflad Casho sharaf ah Caawa loo qabaty Musharax C/laahi Axmed Jaamac ilka Jiir Xafladaasi oo ahayd Mid ay ka soo qabgeleen kumanaan kun oo Qof oo Reer Puntland ah ayaa waxaa ka Qudbeeyey Musharaxa Jagada Madaxtimida u taagan general C/laahi Axmed jaamac ilka Jiir oo Daaha ka Rogey inuu Diyaar u ayahay Maamulka Wadanka inuu si shareecoleh ku Xukumo Hadii uu ku Guuleysto jagada Madaxtinimada Puntland.
|