
Oo sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin qado sharaftan qimaha badan oo
usameyeyen Beesha ogayslabe ayna aad iyo aad ugu mahad naqayaan,

Dhankaqada sharaftaee Beesha ogayslabe oo uhadlay Daahir Cali Cabdi
oo sheegay in wafdiga iyo Jaaliyadaha dibeduba in ay yihiin aqoontii
dalka loona baahan yahay in ay ka qaybqaataan horumarka dadka iyo
dalka,
Ugu dambayntii qado sharaftan ayaa waxa ay ku soo dhamaatay jawi
wanaagsan iyo wada tashi iyo isku duubni,
Daawo Sawiro Kale

Gen-ka oo gacan qadaya cuqashi jogtay
madasha qada sharafta

Generalka C/Laahi Axmed Jaamac iyo odayasha oo
wada Tagan

Qar kamid ah qaban qabiyayashii qada sharaftii



Gurigi Lagu qabtay qada sharafta

Waa gawaridi ay wateen wafdiga Gen:C/Laahi Axmed Jaamac{Ilko
jiir}


waa qaybti qada sharafta iyo sawiradi

Axmed Yaasiin{Gees} oo ka mid ah sawir qadayasha qada
sharafta

Wariye Ismail Shidemadaare











Col/ Caydiid Axmed Jaamac oo kamid ah wafdiga
Gen-ka

Sawir Qade Mukhtar {Maakhaari}
Email: koronto011@hotmail.com
Sawiradi iyo warbixinti Ismail Shidemadaare

Email:
Shidemadaare@hotmail.comOR
Ismailyusuf08@gmail.com
Sanaagpost News Desk/Badhan Puntland Soomaaliya