GENERAL ABDULAHI AHMED JAMA OO HEER MADAXWEYNANIMO LOOGU SOO
DHOWEEYEY MAGAALADA BOSAASO [DAAWO SAWIRO]Bosaaso:08/12/2008
- General Cabdulahi Axmed Jaamac ayaa maanta gelinkeedii
hore kasoo degey magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari isla markaana
ah saldhiga ganacsiga ee maamul goboleedka Puntland iyadoo ay baabuur
tiradooda lagu qiyaasey 70 gaari ay kasoo gelbiyeen gegeda diyaaradaha
General Ilka Jiir.