Puntlandfuture.com
|MISSION & VISION | ELECTORAL PLATFORM |BIOGRAPHY |
Fikrad:Feedback

puntlandfuture.com

[WARBIXIN DHERAAD AH] MAGAALADA BADHAN IYO SOO DHOWEYNTII[SAWIRO DHEERAAD AH]

Badhan:- Maalintii shaleyto soo dhoweyntii ay soo dhoweeyeen dadweynaha ku nool magaalada Badhan ayaa waxay gashey bal taariikheed oo lama ilaawaan ah iyadoo soo dhoweyntaasi ahayd mid ay iska wada kaashadeen dadweynaha Badhan isla markaana tusayey reer Puntland sida ay ugu heegan yihiin is bedelka uu wado General Cabdulahi Axmed Jaamac.

Soo dhoweynta ayaa sidaanu hore idinku soo sheegney waxay kasoo bilaabatey goob u jirta magaalada Badhan 20KM oo dhinaca degmada mataanaha la ah ee Hadaaftimo kaga beegan.

Akhristayaal waxaanu markale idiin soo gudbineynaa Sawiro dheeraad ah oo aan dooraney inaad nala daawataan.

Waxaanu sidoo kale idin xusuusineynaa in maanta ay jirto xaflad Balaadhan oo magaalada Badhan ka dhaceysa taas oo uu Generalku khudbad u jeedin doono dadweynaha oo idil, waxaanuna idinka balan qaadeynaa inaanu idiin soo deyno sawiro qurxoon iyo warbixino.

Daawo Sawirro dheeraada

Bahda Saxaafadda Sanaag

Quick List...
















 
HOME     ABOUT US     CAMPAIGN
 
    HOME     ABOUT US     CAMPAIGN      BLOG     REGIONS      CONTACT US
    © 2008 puntlandfuture.com
    Webmaster@puntlandfuture.com
Allrights reserved.
.