Puntlandfuture.com
|MISSION & VISION | ELECTORAL PLATFORM |BIOGRAPHY |
Fikrad:Feedback

puntlandfuture.com

[DAAWO] QAABKA LOOGU SOO DHAWEEYAY GEN- ILKA JIIR MAGAALADA XINGALOOL EE GOBOLKA SANAAG

Xingalool-Magaalada Xingalool waxaa gaarey General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilka jiir iyo Weftigiisa waxaana Wefitiga General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilka jiir si wayn ugu soo Dhoweeyey Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag Qaybaha kala Duwan ee Ku dhaqan Degmadaasi Xingalool Waxaana ay ka Mid Noqotay Magaalad Xingalool Goobaha uu Wayahanba Generalku Booqashada ku Marayey. Waxaa soo dhaweeyey dhamaan bulshaweynta nabadoonada iyo Col. Jaamac Neerafooso oo si diiran ugu soo dhaweeyey magaalada shirar gooni ahna kula qaatey.

Waxaa Laga Dareemaye magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag Qanacsanaan iyo Kalgacal ay u qaban General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilka jiir iyo Weftiga uu Horkacayo.

Axmed Ismaciil Suldaan oo ka Mid ah Weftiga Hogaamiyana Generalka oo Khudbad Dheer oo ka soo Jeediyey Shir ka Dhacay Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag.

Waxaa soo Diyaariyey Warbixinta iyo Sawirada Weriye jaamac ayaanle Fayte iyo Maxamed Axmed Ciise oo ka Mida Weriyaasha ku Weheliya Ganaralka Safarka Mandaqada Sanaag.

Dhahar.com/Laasqorey


Hadaaftimo


Quick List...
















HOME     ABOUT US     CAMPAIGN
 
    HOME     ABOUT US     CAMPAIGN      BLOG     REGIONS      CONTACT US
    © 2008 puntlandfuture.com
    Webmaster@puntlandfuture.com
Allrights reserved.
.